Friday, September 16, 2016

Baabulow Libaax - Gabay Riwaayad ah - uu tiriyey Bashir Goth 1995 ( A Narrative Poem)

Waa gabay riwaayad ah oo u dhigan sidii sheekadii "Animal Farm" ama Beerta Xawaanka. Wuxu ka hadlaya tartankii ka dhacay doorashadii lagu qabtay Somaliland 1995 ee lagu doortay madaxweynaha, ku xigeenkiisa ee ragga badani u tartameen.

Baabulow Libaax






No comments:

Post a Comment