Tuesday, February 04, 2003

Dahir Riyaale waa nin sharaf leh oo SODOHO u jawaabi maayo : Axmed Yusuf Ducaale
HARGEISA, 4 FEB 2003--"Aniga siilaanyo intaas waa igala weynaa , waana qalad iyo badheedh in Somaliland laysugu faano habarwacasho foodka lagu galo. " Sidaa Waxa Yidhi Axmed Yusuf Ducaale.

miyaanay ceeb ahayn in dumarka la' soo ciyaarsiiyo oo siyaasada iyo doorashada si qaloocan loogu isticmaalo waxa aynu ognahay ilaa iminka in xisbiga kulmiye si liidata u isticmaalay dumarkii iyaguna ay u qaadanwaayeen codsigan rag la' tuhmayey kaga yimid dabeedna ay xishoodkii ka tageen oo waxay doonaan ay ku hadleen, midbaase jirta Raaqiya iyo kuwa kale ee gurdanraaca ahba iyo kuwa qaylada hayaayda lagula maqanyahayba waxa ku bushaareesataan Madaxweynaha Somaliland SODOHO u jawaabi maayo ,

No comments:

Post a Comment