Wednesday, December 18, 2002

Kuraastii G/deganka Awdal iyo codbixintii
BORAMA, 19 DEC 2002--Borama waxa loo tartamayay 21 xubnood oo ah golaha deegaanka waana degmooyinka ah A xisbiyadu waxay kala heleen, Udub 12kursi, Kulmiye 3kursi,Asad 3kursi,Ucid 2kursi Hormod 1kursi,sahan 0,.

Baki Udub15286cod ma sharaxan murashaxiin markaas malaha kuraas degaan Asad 0 993cod ma sharaxan, hormod2300cod 3kursi,kulmiye3605cod 5kursi,Ucid2217cod 3kursi,sahan1717cod 2kursi. waa 13kursi degamaduna waa degmooyinka C ah tirada guud ee codaysay waa 26413 waxa xumaaday 295.

Saylac waa degmooyinka B da waxayna leedahay 17kursi waxa codeeyay 11476, waxa xumaaday 704cod, Udub 8584cod 14kursi,kulmiye 1059cod 2kursi, hormod 466cod 1kursi Asad 217 cod 0,ucid 295cod 0, sahan 151cod 0.
Lughaya waa degmooyinka C da ah waxa ay leedahay 13kursi degaan, waxa ka codeeyay12072cod, Udub4233cod 5kursi, hormod 2424cod 3kursi, kulmiye 1464cod 1kursi asad 1177cod 1kursi, sahan 1264cod1kursi,ucid 940cod 1kursi.

Dilla waa demiiyinka cusub ee laga reebay doorashooyinka deegaanka waxayna ku jirtaa Baki waxayna ku soo gudbaysaa codkeedu hadii uu gaadho 9000cod waxayna ku imanaysaa darjada C.
Hashim Goth-Hanua.


No comments:

Post a Comment