Monday, December 16, 2002

Garaado reer Sool ah oo cambaareeyey weerarkii Laascaanood ee lagu qaaday qaaday weftigii madaxweyne Rayaale - Monday, 16 December, 2002
Laascaanood (Jam)- Afar ka mid ah Isimada waaweyn ee beesha Sool ayaa cambaareeyey weerarkii malleeshiyada Cabdillaahi Yuusuf ku soo qaadeen weftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee booqashada ku tegay Laascaanood, 7 December 2002.

No comments:

Post a Comment