Friday, September 23, 2016

Miyir Qabaw 1995, Qarqarsi 1983, Sooyaal 1983 - Tixdii Bashiir Sh. Cumar Good

Three poems talking about the corrosive effects of tribalism in Somali society:
 
Halkan waxa ku duuban saddex gabay oo kala ah:

Miyir Qabow ama Qoro inaan qabiil nacay 1995, Qarqarsi 1983 iyo Sooyaal 1983 oo siyaabo kala duwan uga hadlaya dhibta qabyaaladda, dhiilada dagaalka iyo jahliga iyo dhaqan gaddoonka iyo dhimir la'aanta haysta dadka Soomaaliyeed gaar ahaan, guud ahaana ummadda Afrikaanka.