Monday, December 16, 2002

Codbixintii gobolka Awdal
BORAMA, DEC 16--Waxay u dhacday codbixintii Borama sidan , waxa laga codeeyay 55 goobood degmada Borama oo gob walba loogu talagalay 1600 cod waraaqohood goobtiiba.hadaba waxa ka codeeyay 51000 ilaa 52000. ooqof waxana la kala helay sidan 31000 Udub, 7533 kulmiye,6284Asad, 3866Ucid,2040Hormod,1426sahan,80c0dna xumaansho. taasi waa Borama..

Dila waa sidan waxay heshay lix goobod, dila,8171udub,135hormod,215kulmiye,138asad,62sahan,225ucid.,waxa ka maqan goob keliya oo aanan warkeeda helin oo ah dhuxun iyadana waxaa la sheegayaa in ay codeeyeen 800qof dila goob walba waxa la geeyay 1200waraqood waxayna ka tirsanayd Baki markaas waxa dhiman ilaa 22goobood oo kale oo Baki ahinatani waa dila, j/horoto,g/duqsi/,c/dooni,waxarawaalis iyo dhuxun..
Hashim-Weriyaha Hanua



No comments:

Post a Comment