Sunday, December 22, 2002

Gudiga doorashooyinka qaranka oo maanta ku dhawaaqay natiijadii codbixinta doorashada
Dec 22 2002 Burco Somaliland (Somaliland Net Gudiga doorashooyinka qaranka ee jamhuuriyada somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii ka soobaxday codbixintii doorashada ee ka dhacday gobolada sland 15.12.02,waxayna ugu kala guulaysteen codbixintaa ururadii tartamayay oo ahaa lix urur siyaasadeed sidan,
UDUB=197,938 COD
KULMIYE=83,158COD
UCID=49,444 COD
SAHAN= 47,942 COD
HORMOOD=40,538 COD
ASAD= 39,596 COD.
Read More

No comments:

Post a Comment