Sunday, December 22, 2002

Cabdi Xasan Buuni oo eedeeyey UDUB
BORAMA, 19 DEC 2002 (Haatuf)-- Goobaha codbixinta ee ka baxsan magaalada oo laga soo sheegay in UDUB ay ka heshay codad aan caqli-gal ahayn, marka loo eego baaxaddooda iyo dadka ku nool deegaankaasi.

Cabdi Xasan Buuni, waxa uu soo jeediyey in dhacdooyinka lagala kulmay doorashooyinkii shalay wixii ka dhacay haddii dib loo eegi waayo ay wax u dhimi doonto wax kasta oo danta guud iyo qarannimada ku lug leh.

No comments:

Post a Comment