Thursday, October 06, 2016

Maansada Badxidhan 1987 - By Bashir Goth

Maansadan Badxidhan oo soo baxday Sept 1987 waxay tibaaxaysaa waayihii ay la kulmeen dhallinyaradii Soomaliyeed ee markii dalkeenii burburay u dalwaday dalka Yemen. 

Tixdan waxay ka curatay sheekooyhin badan oo uu iiga sheekeeyey saaxiibkay Axmad Cabdillaahi Boqorre oo halkaa muddo ku noolaa kana soo shaqeeyey.

BADXIDHAN HALKAN KA DHEGEYSO

No comments:

Post a Comment