Friday, December 13, 2002

Madaxweyne Rayaale oo fagaaraha khayriyada khudbad ka jeediyay.
Dec 13 2002 Hargeysa, Somaliland (Somaliland Net) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin aya xaalad deg deg ah (State of Emergency Law) ku soo rogay gobolka Sool ee Somaliland isla markaana sheegay in aanay doorasho ka dhacayn inta xaaladaasi uu gobolku ku jiro marka laga reebo Degmada Caynabo.

No comments:

Post a Comment