Somalia peace delegate tries to commit suicide
NAIROBI, 22 DEC 2002 (KBC)--A delegate in the ongoing Somalia peace talks in Eldoret attempted to kill himself after learning he was on the list of excess delegates who were supposed to return home.
Saturday, December 21, 2002
Gudoomiyayaasha ururrada ayaa loo sheegay natiijadii doorashooyinka dawladdaha hoosee iyo 3 urur ee u gudbay heer xisbi qaran
HARGEISA--URURRADA U GUDBAY DEREJADA XISBI QARAN WAXA WEEYI:
1.UDUB
2.KULMIYE
3.UCID
Read More

Bush Cancels Africa Trip to Focus on Iraq
By JENNIFER LOVEN
Associated Press Writer
WASHINGTON (AP) -- The Iraq crisis intensifying, President Bush called off a planned trip to Africa next month to focus on his looming decision - expected in several weeks - whether to go to war to disarm Saddam Hussein's regime.

Friday, December 20, 2002
"Natiijadii Codbixinta Doorashadii Deegaanka ee Gobolada Hargeysa, Togdheer iyo Ceerigaabo oo lagu dhawaaqay."
Tiradda Guud ee Degmada Hargeysa ka codeysay ayaa ah 103,374 (Boqol iyo Saddex Kun Saddex Boqol iyo Afar iyo Toddobaatan )cod.
1-Degmada HARGEYSA.
UDUB 48,753, HORMOOD 15,464, KULMIYE 14,304, UCID 13,450 Cod, SAHAN 8,555 Cod, ASAD 2,848 Cod.
2-Degmadda GABILEY.
Tirada codbixinta guud ee degmadda Gabiley ayaa ah 25379 cod.
UDUB 11,457 Cod, HORMOOD 5,416 Cod, KULMIYE 4,527 Cod, UCID
2,588 Cod, ASAD 840 Cod, SAHAN 551 Cod.
3-Degmadda BALIGUBADLE.
Tirada codbixinta guud ee degmadda Gabiley ayaa ah 15,759 cod.
UDUB 3,935 Cod, HORMOOD 2,935 Cod, KULMIYE 2,731 Cod, ASAD
2,864 Cod, SAHAN 1,661 Cod, UCID 1533 Cod.
4-Degmadda SALAXLEY.
UDUB N/A, HORMOOD N/A, KULMIYE N/A, SAHAN N/A ASAD N/A, UCID N/A.
Gobolka Togdheer: (Read more)

Maamulka Puntland Ayaa Sheegay Inay Canshuur Ururin Ka Bilaabi Doonaan Magaalada Laasacaanood Oo Ay Dhawaan Isaga Hor’imaadeen Iyaga Iyo Somaliland.
MUQDISHO-20 DEC 2002--Maamul gobaleedka Puntland ayaa sheegay inay canshuur ururin ka bilaabi doonaan magaalada Laasacaanood oo ay dhawaan isaga hor’imaadeen iyaga iyo Somaliland.

Assignment Djibouti: Where?
DJIBOUTI, Djibouti (CNN) -- After banging my head in frustration searching for a place called Djibouti on the map, I'm almost at the point of giving up when I spot a tiny country the size of Massachusetts sandwiched neatly between Somalia, Ethiopia and Eritrea.

Retreat by Nestle on Ethiopia's $6m debt
20 DEC 2002--Nestle, the world's largest coffee company, was forced into a humiliating climbdown yesterday after a wave of public outrage greeted its demand for a $6m (£3.7m) payment from the government of famine stricken Ethiopia. The Guardian.

Subscribe to:
Posts (Atom)